Warsame Law wuxuu leeyahay ujeedooyinka soo socda:

  1. In la siiyo macaamiisha talooyin iyo adeegyo sharci si waaqici ah loo meelmarin karo, hal abuur leh, ku saleysan xal helid waafaqsanna shariicada.
  2. In la helo heerarka ugu sarreeya ee tayada iyo soocnaaanta ee dhammaan talooyinka sharci ah iyo adeegyada uu bixiyo Warsame Law.
  3. In la daboolo baahiyaha, xuquuqda iyo danaha macaamiisha si waafaqsan shuruucda jirta.

Goobaha Aynu Ka shaqayno

  1. Fatwa,
  2. Talo bixin sharci,
  3. Qaababka kale ee xallinta khilaafaadka,
  4. Dacwadaha maddaniga ah,
  5. Xeerka qoyska,
  6. Dacwadaha maamulka,
  7. Difaaca dambiyada,
  8. Ganacsiga iyo ganacsatada yaryar

Adeegyada

  • Dacwada
  • Shirkada / Ganacsi
  • Hantida Aqooneed
  • Hantida
  • Ganacsiga yaryar
  • Kaabayaasha