WARSAME LAW
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh magaalada Muqdisho, iyadoo laamo ku leh maamullada dowlad goboleedyada, Somaliland iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Sidoo kale, waxey xafiisyo uga furan yihiin dalalka ay mid yihiin Ingiriiska, Talyaaniga, Kenya, Imaaraadka, Holland iyo kuwo kale. Waxaanu adeegyo sharciyeed oo kala duwan siinnaa ururrada iyo hay’adaha caalamiga ah, ganacsitada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah iyo shakhsiyaad gaarka ahShirkadda garaqoonta Sii Akhri.
Goobaha Aynu Ka shaqeyno
FatwaWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh…
Talo bixin sharciWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh……
Xeerka qoyskaWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh……
Difaaca dambiyadaWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh……
Sharciga canshuurahaWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh……
Xeerka ShaqadaWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh……
Qorista sharciyeedWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh……
DhismahaWarsame Law waa shirkad garaqooneed
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh……
Waa maxay sababta aynu u dooranay?
50
Macmiisha Qanacsan
20
Kiisaska Lagu Guulaystay
10
Shaqada laqabtay
La-talin bilaash ah
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh magaalada Muqdisho, iyadoo laamo ku leh maamullada dowlad goboleedyada
Himiladeenna:
Warsame Law wuxuu u heellan yahay bixinta adeegyo sharci oo taya sarreeya qiimahooduna la goyn karo iyo xalal wax ku ool ah oo loogu talagalay bulshada Soomaalida dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ba iyo sidoo kale hay’adaha shisheeye ee danaynaya in ay ganacsi ka sameeyaan Soomaaliya. Adeegyadaan iyo xalalakaan waxaa soo hoos gelaya goobo kala duwan sida: talo bixinta xagga sharciga ah, adeegsiga qaababka kale ee xalinta khilaafaadka, dacwadaha maddaniga ah, dacwadaha maamulka, difaac dembiyada, xeerka qoyska, shirkadaha iyo gancasiga, kaabayaasha dhaqaalaha, canshuuraha, maalgelinta shisheeye, qaadashada shaqaalaha shisheeyae, sharci qorista, horumarinta hantida maguurtada ah, heshiisyada batroolka iyo wixii kale ee soo raaca. Dhammaan adeegyadan sharci waa in ay ku saleysnaadaan mabaadi’da laga dheehan karo qiyamka iyo hiigsiga Warsame Law.