Warsame Law wuxuu hiigsanayaa in uu noqdaa shirkad heer sarreysa, ka duwan kuwa kale caalamina ah, taas oo macaamiisheeda siisa adeegyo sharci oo wax ku ool ah xaqiijisana in dhamaan xaqlayaashu ay helaan xuquuqdooda iyaga oo aan bixin lacag laaluush ama si kale wax looga musuqmaasuqin. Ka dambeynta sharciga ayaa markaas la xaqiijin doonaa iyadoo la raacayo waxa sharcigu jideynayo lana qaadanayo khubaro sharci si fasiraad sax ah loo siiyo wixii qodobbo sharci ah ee la isku qabto.