Warsame Law wuxuu leeyahay noocyo kala duwan oo macmiil ah, oo ay ku jiraan:
- Shirkadaha ajnabiga ah,
- Maalgeliyayaasha,
- Rugaha Ganacsiga iyo Warshadaha
- Wasaaradaha Dowladda iyo hay’adaha dadweynaha,
- Shirkadaha ganacsiga,
- Shirkadaha Adeegga Guud, saliidda shidaalka, soo dejinta iyo dhoofinta iyo korantada,
- Shirkadaha dhismaha,
- Shirkadaha dayuuradaha
- Ganacsatada yaryar
- Gganacsiga billowga ah,
- Qofka caadiga ah,
- Xawaaldaha, bangiyada iyo maaliyadda,
- NGO-yada,
- Gagaarka, horumarinta iyo samafalka,
- Horumarinta hantida ma guurtda ah.