Warsame Law wuxuu leeyahay ujeedooyinka soo socda:
- In la siiyo macaamiisha talooyin iyo adeegyo sharci si waaqici ah loo meelmarin karo, hal abuur leh, ku saleysan xal helid waafaqsanna shariicada.
- In la helo heerarka ugu sarreeya ee tayada iyo soocnaaanta ee dhammaan talooyinka sharci ah iyo adeegyada uu bixiyo Warsame Law.
- In la daboolo baahiyaha, xuquuqda iyo danaha macaamiisha si waafaqsan shuruucda jirta.
