Nagu saabsan
Warsame Law waa shirkad garaqooneed ee hoggaan xarunna ku leh magaalada Muqdisho, iyadoo laamo ku leh maamullada dowlad goboleedyada, Somaliland iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Waxaan kula soo xiriiri doono sida ugu dhaqsaha badan
Warsame Law wuxuu hiigsanayaa in uu noqdaa shirkad heer sarreysa, ka duwan kuwa kale caalamina ah, taas oo macaamiisheeda siisa adeegyo sharci oo wax ku ool ah xaqiijisana in dhamaan xaqlayaashu ay helaan xuquuqdooda iyaga oo aan bixin lacag laaluush ama si kale wax looga musuqmaasuqin.
