Wasaaradda Cadaaladda JFS oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeedii 2019

www.warsamelaw.so Wasaaradda Cadaaladda JFS ayaa waxay xaflad oo ay ku soo bandhigeyso wax qabadka sanadii tagay ee 2019 ka ku qabatay Hoolka weyn ee Hotel Royal Palace kaasoo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin isugu jira Madaxda Dowladda iyo marti sharaf kale.

Xafladda ayaa ka soo qeyb galay Taliyaha Ciidamada Amniga ee Wadooyinka Generaal Madaale, Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Haweenka Marwo Sahra, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed Marwo Batuulo Axmed Gaballe, Ku simaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane Maxamed Ibraahim, Ku xigeenka Guud ee Xeer Ilaalinta yaxye Maxamuud, Garyaqaanka Maxkamadda Gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed iyo masuuliyiin kale

Xafladda inta ay socotay ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxqabadka Wasaaradda Cadaaladda JFS ee sanadkii tagay 2019kii, sidoo kale xafladda ayaa shaqaalaha qaar xilal kala duwan loo dallacsiiyo iyadoo sidoo kale qaar ka mid ay ku muteysteen halkaasi in ay ku guddoomaan shahaado sharaf ay wasaaradda ku abaal marisay shaqaalihii mudnaa shahadaado sharafkaasi.

Wasiirk Wasaaradda Cadaaladda Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa bogaadiyay kana warbixiyay sida wacan ay wasaaradda howlaheedii u socdaan mar waliba ay diyaar u yihiin in ay la kulmaan dhibanaha raadinaya cadaaladda ka dibna cadaaladda uu mudan yahay loo raadiyo iyadoo bulshada ugu adeegeyso si siman oo lacag la’aan ah.

Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu codsaday in la raadiyo Qalabka DNA oo fududeyneysa hadii kiiska uu yahay mid kufsi ah in lagu kala ogaado eedeysanaha la soo gudbiyay in uu yahay midka saxda iyo inkale.

Ugu dambeyn xafladda ayaa ku soo dhamaatay jawi fiican iyagoo dhamaan ka soo qeybgalayaasha xafladda ay aad u amaanayeen howsha ay Wasaaradda Cadaaladda Bulshada ay u heyso

Scroll to Top

Prof. Issa Ahmed Warsame

Professor Issa Ahmed Warsame, the Managing Partner of Warsame Law, is an expert in providing various legal services.

Anas Shafie Abdirahman

An experienced Lawyer, in the legal field from 1983, former Member of Parliament, expert in providing various legal services.

Saida Mohamed Hashi

Saida Mohamed Hashi is a lawyer and human rights expert with 20+ years of experience in justice reform and governance in Somalia. She has served as a Commissioner at the Somali Anti-Corruption Commission and a Senior Legal Drafter at the Ministry of Justice, and remains active in civil society and legal practice.

Avv. Mohamud Sheikh Adam Abdulle

Mohamud Sheikh Adam Abdulle is an advocate at Warsame Law with experience in litigation, representing clients in civil and criminal cases. He has a strong background in legal practice and education, known for his disciplined approach and commitment to client service. He holds a Bachelor’s Degree in Sharia and Law from Mogadishu University and is fluent in Somali, Arabic, and English.

Avv. Adan Mohamud Hussein

Aadan Mohamud Hussein Liban is an advocate at Warsame Law with experience in litigation, representing clients in civil and criminal cases. He focuses on legal drafting, case management, and client representation, known for his practical approach and commitment to protecting clients’ rights. He holds an LLB, has ties to Mogadishu University, and is fluent in Somali and Arabic with working knowledge of English.

Said Abdishakur Ibrahim

Said Abdishakur Ibrahim is a paralegal at Warsame Law, supporting legal operations through document drafting, case preparation, and case management. He has experience as a legal assistant at a public notary office, with skills in documentation, verification, and client interaction. He holds a Bachelor’s degree in Civil Engineering, is pursuing postgraduate studies, and is fluent in Somali with working knowledge of English and Arabic.